Sat, May, 12-2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
FIFA waxey shaacisay oo abaalmarino la siiyay 11ka ciyaartoy ee xulka aduunka laga dhigi lahaa FIFA/FIFPro, World XI waxaana laga soo xulay 50,000 ciyaartoy professional ah waxaana loogu yeeraa “dream team” waxaa nasiib u yeeshay iney ka mid noqdaan xulka aduunka Iker Casillas (Spain) oo goolhayaha aduunka loo doortay.

Maicon (Brazil), Lúcio (Brazil), Gerard Piqué (Spain) and Carles Puyol (Spain) oo difaaca aduunka loo dortay.

Wesley Sneijder (Netherlands), Xavi (Spain) and Andrés Iniesta (Spain) waxaa loo magacaabay xiddiga khadka dhexe ee aduunka.

Lionel Messi(Argentina), Cristiano Ronaldo (Portugal) iyo David Villa (Spain) waxaa loo magacaabay weeraryahanada aduunka.


Thank you for visiting our web page
should you have any concerns, feel free to contact us
burtinle@burtinletimes.com


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :